Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Dowladda Itoobiya oo Ciidamo Cusub Soomaliya Soogelisey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:138
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:66
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:48
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:333
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 21 2008
Dowladda Itoobiya oo Ciidamo Cusub Soomaliya Soogelisey
Written by Ali Moallim   
Monday, 21 April 2008

HIIRAAN,(insidesomalia.org)-Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan ayaa maanta waxaa ay soo gaareen Tuulo dhnka waqooyi bari 30 km kagabegan Magaalada Baladweyne oo lagumagacaabo Jawiilo, dadka ku dhaqan Tuuladaasi ayaa waxa ay sheegeen in ay Goor hore ee maanta ay ka war heleen in Ciidamo Itoobitaan ah oo aad u tirabadan oo soo buux dhaafiyay hareeraha Tuuladaasi.

Wararka haatan naga soo gaaraya Tuuladaasi aya waxaa ay sheeyaan in Ciidamo Itoobiyaan cusub ay soogaarayan Tuuladaasi, kuwaa oo ku hubeysan dabaabaadka Dagaalka, Ciidamadaani oo aad u farabadan ayaa waxaa lasheegayaa in ay usoo gelbiyeen Magaalada Baladweyne Masuuliyiinta Maamulka Gobolka oo Mudo Asbuuc ka Badan ka mqnaa Gudaha Gobolka Gaar ahaan Magaalada Baladweyne.

Todabaad kahor ayey kadib markii ay awood buuxda ay ku Yeesheen gudaha Magaalada Baladweyne ay ku yeesheen kooxaha Dowlada Ka Soo horjeeda iyagoo Cabsika Qaba amaanka gobokabaxeen Madaxda Maamulka Gobolka hiiraan magalada beledweyne,kadib markii ay soo weerareen Xooxaha Dowlada kazoo hordeeda,waxayne kusugnaayeen sida warka ay sheegayaan Degmada Feer feer ee kinilka shanaad oo ay hada kasoo raacen Ciidamada Itoobiya.

Hadaba Laba oga sida uu xaalku noqondoono hadii ay Ciidamada Itoobiyaanku ay soogaaraan gudaha Magaalada Baladweyne, iayadoo markii horeba ay shacabku cabsi ka Kooxaha kasoo horjeeda siyaasada Dowladda iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ay kula dagaalamaan gudaha Magaaladaasi Beledweyne

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >